Dhegayso..Jaaliyada Digil iyo Mirifle Atlanta oo ka Tacasiyadeeyay geeridii ALLAH ha u naxariistee Xildhibaan Xaabsade

0
52

IMG_20150125_151353Guud ahaan Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan ayaa waxay Tacsiyad u dirayaan dhamaan Ummadda Soomaaliyeed,Ummadda KoonfurGalbeed,Eheladii,Asxaabtii,Xaasaskii iyo Caruurtii uu ka tagay Xildhibaan Maxamed Ibraahin Xaabsade waxaana ILLAAH uga baryaynaa inuu Janadiis Firdowsa ahayd uu ka waraabiyo Ehelkana uu samir kasiiyo Aamiin.

Halkaan ka dhegaysoTacasiyada Xaabsade