Dhegayso..Shirka Afgooye oo shaki badan laga muujinayo

0
27

afkWaxaa maanta magaalada Afgooye shir uga furmay beesha BiyoMaal iyo Habargidir oo iyagu ku dagaalamay qaar ka mid ah deegaano hoostaga degmada Awdheegle,kulan oo shaki badan hareeyay ayaa waxaa hadana dhinacyadu ay ku celcelinayaan in heshiis xaansho lagu qoray aanu waxba soo kordhin doonin waxa loo baahan yahayna uu yahay fulin.

Halkaan ka dhegayso labada dhinacShakiga jira