Daawo Sawir uu Amii Caamir Ka Sameeyey Waxqabadkada Dowlada Turkiga

0
30

Amin_AmirDowlada Turkiga ayaa somaliya waxaa ay ka  qabatey mashaariic badan oo wax ku ool u ah umada somaliyeed ayadoo waqtii ugu horeysey ay imanayeen dalka somaliya uu ka muuqda burbur aad u weyn in dhhibaatooyin badan ee la xiriirta arimaha bulshada, U dhabar adeegid badan oo ay sameeyeen waxaa ay wax badan ka bedeleen magalada muqdisho madaxweynahooda oo shaley somaliya yimid waxaa uu balan qaadey in uu mashaariic badan ka fulin doono dalka somaliya.

Sawirkii amiin iyo turkiga nala daawada.

TUR2