Daawo..Qowmiyada Jareerweyne oo 20 Sano ka dib maanta Muqdisho ku shiray

1
47

uniKu dhowaad 20 sano ka dib ayaa waxaa maanta markii ugu horeysay ku shiray magaalada Muqdisho Qawmiyada Jareerweyne oo iyadu ah Qawmiyad baaxadweyn balse waqtiga iyo waayuhu ka hiiliyeen.

Qowmiyada Jareerweyne oo iyadu degta inta badan gobolada Koonfureed ayaa waxaa hadana sidoo kale maanta ay wax ka degan tahay Bartamaha iyo Waqooyiga Soomaaliya.
Qowmiyada intaa baaxadleh ayaa waxaa hadana maanta kolkay timaado awood qaybsiga dalka lala mid dhigaa beelo aan tuulo dalka ku lahayn.
Ayaan daradan ku habsatay Qowmiyada Jareerweyne ayaa waxaa mas’uuliyadeeda leh Hogaanka oo aan inaba xil iska saarin samatabixinta Qowmiyada.

1 COMMENT

  1. qoomiyada aad ku sheegtay jareer weynne haltuulo oo loogu soo hagaago male markaa sheeg meelaha ay degaan markaaa ayaan sifiican caalamka iyo walaalahood gaadhsiinayaa warkaaga

Comments are closed.