Dheghayso Wararka Wadajirradio Atlanta

0
34

wadajiro

 

 

 

 

 

—-Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta tagay magaalada Baladweeyne ee xarunta gobalka Hiiraan
—-Haweenaydii isku Qarxisay hotelka Central oo la ogaaday inay ahayd hooyo dhashay Lix caruur ah kana timid Qurbaha
—Gobolka Shabeelaha hoose oo ka bilowday dhaqdhaqaaq lagu diidan yahay kooxaha duulaanka.
—-Aadan C.shakuur Dhageey xoghayaha degmada Qoryooleey oo maamulka K/G galbeed ka codsaday inay ka difaacaan kacdoonka dadka dhulka u dhashay ay kaga dhiidhiyayaan cadaadiska ay ku hayaan
—Axmed Madoobe oo ku baaqaday in baaritaan lagu sameeyo weerarkii Muqdisho iyo Howlgalo Amniga een`ka socda Kismaayo
–Maamulka Gobolka Gedo oo Jawaab ka bixiyey Hadal ka soo yeeray Madaxda Maamulka KMG Jubba ee ku sugan degmada Dolow.
–Barakacyaasha ku nool Magalada Ceelwaaq oo Ka cabanaya Waxbarasho la ,aan haysata Caruurtooda

Riix si aad u dhegaysato