Dhegeyso: Deegaanka Leego oo Laga Sheegey Iney Ka jirto Biyo L,aan

0
29

leego masawirWarar aynu ka helney degaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Biyo la’aan Xoogan ay ka jirto islamarkaana Dadka iyo Duunyadaba ay saameyn ku yeelatay.

Gudoomiyaha Degaanka Leego Abuukar Cabdulaahi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Fuustadii Biyaha ah Degaankaasi ay gaartay 200 {Labo Boqol oo Kun } oo Shilinka Soomaaligaa.

Hadaladii gudoomiyahaa deegaankana waxaa ka mid ahaa..

 

gudomiyaha leego

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

gudomiyaha leego mobil