Dhegayso Waraka Wadajirradio Atlanta

0
36

wadajiro

 

 

 

 

—-Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotelka Central oo maanta dalka dibadiisa loo qaaday si loo soo daaweeyo
—Maxkamada gobalka Banaadir oo maanta xukuno ku riday wariyaal ka howlgalayay magaalada Muqdisho
—Isbitaal lagu daweyndoono dadka dhimirka la’ oo Baydhabo maanta lagu dhaqax dhigay.
—-Biyo la’aan baahsan oo ka jirta degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.
—Shirkii Midnimo2 oo Maanta ka furmey degmada Garbahaarey,xilli shir kalena uu ka socdo Degmada Dolow
—Ciidamada Dowlada ee ku sugan Magaalada Ceelwaaq oo Eedeyn u jeediyey Mid ka mid ah Saraakiisha Kenya
—Rajada dalagga Beeralleyda Roob falatada Gedo ee fasalkan oo aad u yar
—Qarax maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa lagu dilay sargaal ka tirsanaa ciidamada Puntland

Halkan Riix si aad u dhegaysato