Jabhada xoreynta Gosha oo dib-u-xoreyn ka bilowday Gosha

4
69

nasiibbundaJabhad cusub oo xaq u dirir ah ayaa ka dillacday magaalada Kismaayo, waxayna soo saartay warkeeedii ugu horreeyey oo sidan uqonaa:-

Magacayga waa kabtan Juma Shongolo, oo joogaa magaalada Kismaayo. Waxaana ahay hoggaamiyaha urur cusub oo la yiraahdo Gosha Liberation Front.

Dulmiga ka socda Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo ee dhibka loogu geysanayo dadka reer goleedka darteed waxaan maanta si rasmi ah ugu dhawaaqaynaa inaan bilowney kacdoon hubeysan oo dadkeena lagu xoreynayo oo laga bilaabo Kismaayo oo aha xarunteena ilaa dhulka kale ee Jubbooyinka oo aan degno.

4 COMMENTS

  1. Maansha Allah Xaq uu Dirir Alleh ayaa uu xilinayo ee garabkoda Allah ha galo AMINNNNNNNNNNNNNNN.

  2. ascw waa in aan isku imanaa inta degto jubbada hoose oo aan ka dhacsanaa kuwaa ka soo qaxay kilinka shanaad ee itoopio oo halkaan ku yimid in ay naga boobaan degaankeyna ee waa in dadweynaha degaanka ay ka wada dhidhiyaan oo ay iska celinaay tuugadaan is soo biirsatay in ay na wada bara kiciyaan ku soo wada tashtay waa in aan aan iska celinaa oo dadkeyna iyo deganadeena aan u dadaalnaa idinka ilaah

  3. jubaland are gosha people called may may six state people speake may may even baidhowa are may please don’t force not onther war please live kismayo is for gosh pesedent

    • we sport Somali government for gosha raxween which is may may. bantu which is may . jeer which is may’ digil mirfle which is may may .so how many speak may let start vote to become awinner peace

Comments are closed.