Daawo:- Gudomiyaha Xisbiga Cadaala Maxamauud Axmed NuurTarzan oo Sheegey In Xukuumada Ay Ku Dhistey Xaqdaro Maamulka Koonfur Galbeed Ee 3da Gobol Iyo Midka Jubaland

6
27

tarsanGudoomiyihii hore ee gobolka banaadir isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga cadaala Maxamauud Axmed Nuur Tarsan ayaa si kulul uga hadley qaabka loo dhisey maamulka 3da gobol ee Koonfur Galeed iyo midka Jubaland saasina aysan habooneyn hadii la doonayo in somaliya la rabo in laga helo nabad waarta bal nala daawada hadaladii uu ku hadley Tarsan.

6 COMMENTS

  1. Umadohi kale ayaa ka danqanaya dhibka iyo cadalad darada lagu haayo South West deganadooda iyo Shacabkoda kuwi uu dhashtey oo oo SIYAASIN isku shegayeey DAMBIILO TUGSI DOLAAR IGU RID IYO DANTODA GAARKA AYEEY KU XOWLANYIHIIN Allah Karim

  2. digil io mirifle hadii dadki kale idiin doodaayaan taasi waxay muujineeysaa dadnimo xumida idinkujirto, shariif kursigiisa dhiig oo ku saleesmay taasina waxaa kadanbeeyo waa fahmi kartiin waxaad kaliyo kufahmikartiin fiiriya ruuxkastoo madax gobol sheegto intee ayuu u badanyahay socodkiisa iyo duulimaadkiisa intaasaa idiinku filan

  3. digil&mirifle hadaan u dhalanay waxaa nala yaaban umadaha kale intaan naguma filna waa inaan wax ka badalnaa hogaan dhaqameetyada beelaha digil&mirifle hogaan dhaqameetku waa xiriiyaha shacabka&siyaasiyiinta maxaa kaloo kuusoo haray siyaasiga jaahilka ahi hadii laga badalo malaaqa ama suldaanka tuuga ah ma heli doono fursad oo ku iibsado dhul ama qadiyad malaaq ama suldaan oo xalaal ah rabana sumcad &qadiyad hadii la doorto waxaa macquul ah in digil&mirifle madmadowga inay ka baxaan marka qola walno ha badasho hogaan dhaqmeedkeeda markaas waxaa macquul ah in qoomiyadu ay badbaado dhulkeenana aan soo ceshano

  4. Riyo maalmeed ayaad ku jirtaan haddii maanta aad u sacbineysaan Tarsan oo tuuganimadiisa xitaa beeshiisa ay ka qeylisay. Ninkaan idiinma doodin ee ogaada waligiinaba waa la idinku dan gaaraa ee cid dan idinka leh waa Shariifka aad habeen iyo maalin aad caysaan. Wax idiin dhaamo shariifkaad ma heysataan mana heleysaan. Waxaa kaloo ogaataan hadduu shariifka idinka soo dhaxbaxo aad is dileysaan oo aad Tuhun iyo Tooraboor iyo wax aan la aqoon aad u noqoneysaan. Ee war hooy hadeey jirto wax isku fala oo caqliga yarka ah tuugsiga ka daaya oo hal mar ku fekera!

  5. KKK Maxamadow reer xamarka wexey dhahaan la riyoodo la jiiftaa ka horeyso armaa adiga riyooneysaa oo hurdada kugu dheeraatey 2015 ayaa lasoo indha cabdahay tuuga tuugadoo dhan aabaha u ah in aad dhahdo asaga wax idiin dhaama maleh wexey kugu tahay dambi ee istaaqfurulaah ka dheh.

    Mida labaa manoo sheegi kartaa hal shey oo fiican oo uu umada u qabtey shariif xasan oo aan ahayn inuu umada ka hor istaago horumarkii ay weligood ku haminaayeen oo ahaa in ay deegaankooda u tashadaan.

    Maanta in qolooyin laga soo daad gureeyo NFD iyo xerooyinka dhadhaab laguna abuuro jubooyinka waxaa masuul ka ah shariif ee xaqa alah ku tuso.
    Koley waa iska garan karaa waxaa laga yaabaa in aad ka mid tahay qolooyinka dhulka lagu abuurayo ama qolooyinka aragtidoda gaaban tahay oo mar walba taageera qabiil ama shaqsi.

    Koorfur Galbeed Shaqsi iyo qabiil Waa ka Weyn Tahay waa Qowmiyada tuugada qabiilka huwaneysa iyo kuwa ku taageersana waxaan leenahay ilaaheydgii idin uuntey ka baqa ee umada macluusha iyo dhibaatada ay ku jiraan sidii looga saari lahaa ka fikira.

    Waxaad kaloo ka dhawaajisey Tuugsi ( kkkkkkkkkk ) waloolow ma waadan ogeyn in tuugsigii uu maanta gaarey aduunka oo dhan oo somalidu maanta kuwaan tuugsan jirin in ay ka dawarsadaan qaaradaha aduunka kuwii tuugsan jireyna ay shaqeystaan dhididkooda xalaashana ay cunaan, Ma waadan ogeyn in dalalka yurub iyo north america ay maanta ka dawarsadaan kuwii dadka ku caayi jirey tuugsi yaan la isku caayin hada waa loga hor marey kuwa aad ku tilmaantey tuugsi.

    Madeey.

Comments are closed.