Dhegayso…Maamulka Juba oo sheegay in gobolka Gedo uu ka kooban yahay 6degmo oo kaliya

4
130

geedoMagaalada Kismaayo waxaa ka socda qorshe lagu soo xulayo baarlamaanka maamulka Juba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe.

Hadaba halka haatan ay marayso howsha xulista baarlamaanka ayaa wariyaheena Axmed Cumar Saalixi wuxuu ka wareestay Ugaas Maxamed Xasan Yarow oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka gobalka Gedo.

Ugaaska oo ka hadlay dhinacyada iyo weliba waxyaabaha laysku haya ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in maamulka Axmed Madoobe ee Juba laga dhaadhicin waayay in gobolka Gedo uu sagaal degmo ka koobanyahay.

Halkan ka dhegaysougaas maxamed xasan yarow

4 COMMENTS

  1. Asallaamu calayekum After salaam walaala yaal wxn idin wadayediinaya madhulkii Somalia ayaa siibalaadhaye? wakhtigii dowaladii Madax wayene Mohammad Siyad Barre Gedo wxa aye ahaye 6 degamo oo labo kamid ah ayeba isa saran yihiin wana Buur dhubo iyo Garba haraye. Suasha meesha talayi waxaa waye Gobolka Gedo goormuunoqodaye 9 degmo?

  2. runtii waxaan leeyahay siyad barre alaha u naxariisto laakiin qabiil ayuu wadanka wadan oo daarood ayuu u roodaa oo degmo iyo gobolba u badiyay mida kale 260 xildhiban hawiye 60 inuu qato darod 160 qaato ma xaq ayay aheed magalo aan magalo ka qurux badneny in midna laga dhigo degmo midna tuulo laga dhigo xaq ma ahan in qabiil qabiil kale la hoosgeyo oo uu dhacana xaq ma ahan marka mida siyad barre uu sameyay yaan la raacin waa hadii nabad la rabo

  3. walaaliyaal taariikhda yaan been laga sheegin cidda degta gobolka gedo waa la yaqaanaa si kasta degmooyinka u badi

Comments are closed.