Daawo:- Xukuumada oo Ka Hadashey Saraakiisha Loo Heysto Qarixii Ka Dhacay Hotel SYL

0
31

axmedKu Xigeenka Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Abuukar  oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Saraakiishaan lala xiriirinayo weerarkii ismiidaaminta ahaa ee bishii Janayo lagu qaaday S.Y.L Hotel, isla-markaana uu soconaayo baaritaano la xiriira waxa loo heysto.