Daawo:- Nin Muwaadin Somaliyeed oo Hantidii Uu Ku Lahaa Magalada Muqdisho Laga Dhacay

0
43

cabdiNin lagu magacaabo Cabdi Yusuf Ibraahin oo ka hadlaayo hanti uu ku lahaa magalada muqdisho degmada wardhiigley laga boobey loona diidey in loo celiyo gurigii uu meesha kulahaa.