Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

0
33

wadajiro

 

 

 

 

—Gudoomiyaha maxkamada Sare oo ka hor yimid go’aankii madaxweynaha uu ku kala diray gudigii adeega garsoorka dalka.
—Ergooyinka ku shirsan magaalada Dhuusamareeb oo ka horyimid qorshe gaar ah oo dowladu ay ka damacsantahay maamulka gobalada dhexe ee dalka.
—Dilalka ka dhacaya gobolka Shabeelaha hoose oo marxalad cusub galay(Adan Cabdishakuur oo ah xoghaayaha degmada Qoryooley—-Cabulqaadir siidii—Suldaan Axmed Xuseen Xaashi
—Wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya Nikolas Key oo Baydhabo gaaray maanta
—Dabley hubaysan oo dad ku diley Duleedka Degmada Luuq iyo Askari Rasaas Shacab ay ku dhinteen ku furay dad degan Tuulada Gaawiido ee Baladxaawo.
—Garbahaarey oo mar labaad Lagu Caleemo Saarey Ugaas Cusub oo beesha Mariixaan kasoo jeeda xilli hogaanka dhaqanka Gobolka uu khilaaf ka jiro

Halkan ka dhegaysoUnknown Album