Daawo:-Sheekh Maxamed Idiris Xafiduhulaah oo Runta u Sheegey Masuuliyiinta Somaliyeed oo Boobka Ku Haya Hantida Somaliyeed

0
127

sheekh maxamed idirisSheekh Maxamed Idris Axmed xafiduhulaah ayaa digniin culus u diray Madaxda Dalka Soomaaliya iyo cid walba oo doonaysa in ay Xil qabato, mar uu ka hadlayey Masjidka Abuubakar ee Magaalada Minneapolis, Wuxuuna Sheekha ka deyriyey hantida Qaranka oo la lunsanayo.

Bal nala daawada mowduuca iyo sida uu u kala dhigey sheekh Maxamed Idiris Xafiduhulaah.