Daawo:- Siyaasi Cabdullaahi Leesto oo Ka Jawaabey Eedey Kol Dhaweyd Kaga Timid Alshabab

2
78

leestoWarbaahinta Al-Shabaab ayaa kol dhow video ay soo duubtey waxaa ay kusoo bandhigtey in Siyaasiga C/laahi Maxamed Idiris (Leesto) uu gacan ka geystay Dilka Sarkaal Shabaab ah oo Diyaaradaha Donoreska Mareykanka dileen.

Hadaba waxaa eedeyntaas ka jawaabay Siyaasiga C/laahi Maxamed Idiris (Leesto) oo sheegay inuusan ka danbeyn dilka Sarkaalkii ka tirsanaa Al-Shabaab ee lagu magacaabi jiray Sahal Isku-dhuuq.

2 COMMENTS

  1. beenlow afduub ayuu dadka somaaliyeed ee baydhabo ku samaysnaa adoo niman tuugo ah oo cadaana oo dadka laaya somaaliyeed ayaad ushaqeeysaa waana la hayaa cadeen buuxda waa adigii kaqayb qaatay nin somali americana oo martiya oo baydhabo booqasho ku joogay dilka iyo afduubka ugaystay ilaa iyo hada dacwadaada america ka socota adaa cadeen doontid cidaad usahaqeenaysay argagixiso shisheeye oo cadaana ayaad ushaeeysaa somali oo dhan way ogtahay ino dhilol

Comments are closed.