Dhegayso..Deeqaha waxbarashada dibada oo loo qaybin doono gobolada.

1
40

waxbarashoDowlada Soomaaliya oo sheegtay deeqaha waxbarasho oo ay hesho in si siman loogu qaybin doono xiligaan wixii ka danbeeya gobalada Dalka. waxaana arintaan soo dhoweeyay bahda waxbarashada ee gobalada dalka.

Unknown Album

1 COMMENT

  1. Waran waraarka kugu taagay lang laayana uu kuugu saaf-saafaa.
    DMow hadii aad ka sugaysaan Hawye hanaan haboon ku talagala in aad tin hooy la’aan ininkoo dib u akhrinaayao wixii idin soo maray.

Comments are closed.