Fiirso sawir uu Amiin ku Muujinaayo Howlaha Ka Socda Gobolka Banaadir

4
36

Amin_AmirSawirkan ayaa Amii Camir waxaa uu ku muujinayaa howlaha ay wadaan maamulka gobolka banaadir iyo dhibta ay ku qabaan kuwa guryaha islaameed qabsadey sanado ka hor diidana iney isaga baxaan.

amiin-

4 COMMENTS

  1. Dhaqankaan geela laka qaado ku dhisan magaalo lagum joogi karo,adiga hadda timid guri boob ninkii lahay ku dil,beer boob ninkii lahay ku dil,gabar boob waalidkeedana laay,kuwaan maxaa waaye waxba kama tegaayaaan waxaa ka fiicnaay mahamed siyaad oo beeraha iyo guryaha dadka qalinka looga qaadanaayey,kuwaan gadaashiisa yimid xabad ayaa laga qaadaa .!!!!!!!!!!!!!!!!

  2. Amiin aamir adiga wax walba waad ka hadashey maxaad ku diidey in aad ka hadasho dhibaaatada shacbiga beeraleyda gobolka shabeelaha hoose??????

  3. artska sida uu usheegay waxwaa ujiraan
    ee maxaa loo weysan yahay sida amiin arts cml dad runta soo hadal qaado

Comments are closed.