Dhegeyso: Ugaas faarax Cabdi Sheekh oo Ka Mid Ah Ugaasyada Beesha Biyamaal oo Sheegey In Heshiisyada La galey Aysan Dhaqan Geli Doonin

6
51

markoUgaas Faarax Cabdi Sheekh oo ka mid ah salaadiinta Beesha Biimaal oo la hadlayey warabaahinta ayaa sheegey in shibaatooyinka ka dhacay gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan deegaanada ku dhow dhow degmada marka aysan aheyn kuwo la ilaawi karo.

Waxaa kaloo uu intaasi ku darey in heshiisyadii la wada galey aysn u muuqan kuwo mira dhalai doona ilaa iyo hada.

Ugaas Faarax Cabdi

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Ugaas Faarax Cabdi mobil

6 COMMENTS

  1. Gobolka shabeelaha hooe oo ilmeynaaya wuxuu leeyahay:gefkaan leyga galey guddi aan u geeyo ii garsooro maa lawaayey,waa gubeen waa igamaariyeen goob dhaaxaan gegsahaayi,gebegebadii ayaa la gaarey,habargidir garaad malehee waan gareytey,yaan gogol u dhigtaa oo ii gargaaraa!!!!!!!!!!!!!!!

  2. Gobolkeygiyow shabeelaha hoose,gogoshaada anagaa noo fidsan,oo soo geleyno kuu garqaadeyno,waa dhalinyaradaada aad dhashey oo dhiiran,waxayna go’aansadeen in ay gartaada dhiigooda udaadiyaan,gebilkoodana ay u ogolaadee geeri iyo gumaar,waa runtaa gebagebadii ayaa la soo gaarey ii dulqaado dhawr genbe.ha ilmeynin ilintaada farxad baa ka danbeysaa.

  3. Waxaad rabtiin soo qaado gobalka shabeleha hoose Waxa iska leh hawiye kanax ama kufarax dowlada somalia soo raaca mise geedaha ayan idin saarenaa

  4. @abdirahman muse sacaaga banaka ku xirnaa waalaqaatay biyo iisoo kululee baad ku hesa kasoo dag dabaqa ee sacaaga beri suuqa ka gado kkkk I love hawiye cade tolkeegiyow noolow

  5. waxa laga xumaado iney jiraan dad weli taageraya xumaanta iyo xadgudbyada ka socda gobolka sh-hoose..war maa ilah laga baqo godbaa la geli doonaaye oonan cidna wa kuu qaban karin camalkaaga mooyaane..

  6. Fiiri mahmaahdaan waxaa iska leh beesha aan ka dhashey darbane dube digil”dereskaaga ku dayo ama ki diin”macneheeda waxaa weye ,raac ama haraacin,waxaa ku su’aalaa haabiye ma idin raacney mise idinmaraacin?????

Comments are closed.