Dhegeyso: Gudomiyihii Hore ee Degmada Buurhakaba oo Ka Hadlaya Biyo La,aanta Ka Jirta Deegaanka

1
46

burhakabaGudoomiyihii hore degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay Axmed Max’ed Yuusuf oo la hadlay warbaahinta RMC ayaa sheegay in xaalad biyo la’aan baahsan ay ka jirto degmada Buur-hakaba iyo deegaanada ku dhow.

Sidoo kale,Axmed Max’ed ayaa sheegay in dadka ku nool halkaasi ay yihiin dad danyar ah,islamarkaana u baahan gurmad deg deg oo dhanka Biyaha ah.

gudomioyihii hore ee burhakaba

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

gudomioyihii hore ee burhakaba mobil

1 COMMENT

  1. Reer buur hakaba isku tashta allah talo saarta cid kale oo idin maqan male,waxa ay yihiin maamul ku sheega waat ogtihiin.

Comments are closed.