Aqriso:- Qaabka Loo Qeybiyey Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Maamulka Jubaland

1
309

jubalandQaybsiga Xildhibaanada Maamulka Boobland ee ku saleysan Sadexda Gobol ee Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo ayaa waxa uu u socdaa si xawli ah ayada oo ay durba meesha ka muuqato cadaalad daro ay ku kacayso Beesha (Ogaadeen, Absame) ee goboladaas Ciidamada Shisheeye kula wareegtay.

Halka Hoos Ka Akhriso Sida Beelaha Wax Loogu Qaybiyay Ayada oo Lagu Saleeyay Qaab Degmo.

Gobolka Jubbada Dhexe

Degmada Bu’aale

(Ogaadeen, Absame) 2 Xildhibaan
(Jareerweyne) 1 Xildhibaan
(Ajuuraan) 1 Xildhibaan

Degmada Saakow

(DigilMirifle) 3 Xildhibaan
(Ogaadeen, Absame) 1 Xildhibaan

Degmada Jilib

(Ogaadeen, Absame) 1 Xildhibaan
(DigilMirifle) 1 Xildhibaan!
(Hawiye, Shiikhaal) 1 Xildhibaan
(Jareerweyne) 1 Xildhibaan!

Gobolka Gedo

Degmada Garbahaarey
(Mareexaan, Sade) 3 Xildhibaan
(DigilMirifle) 1 Xildhibaan

Buulo Xaawo

(Mareexaan, Sade) 4 Xildhibaan

Waxaa weli dhiman guud ahaan gobolka Jubbada Hoose oo aan weli la go’aamin sidii loo qaybsan lahaa halka gobolka Gedo ay dhimanyihiin degmooyinka Luuq, Baardheere, Ceelwaaq iyo Doolow.

1 COMMENT

  1. waa cadaalad daro iyo dulmi mana sii jiri doono maamulka axmed madoobe
    beesha Tuni wax laga siiyey barlamaanka jubaland majiraan waana arin si aad ah eey beeshu uga soo horjeedo

Comments are closed.