Dhegayso..AhluSunada gobolada KoonfurGalbeed oo diiday isku dhafka Ciidamada

1
35

ahlu

 

 

 

 

 

AhluSunada gobolada KoonfurGalbeed ee Lixda ah ayaa diidmo kala hortimid war kasoo yeeray Dowlada Fedraalka oo sheegayay in guud ahaan laysku dhafo ciidamada haatan ku sugan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Talaabadan diidmada ah ee ay qaadeen AhluSunada KoonfurGalbeed ayaa waxaa warbaahinta u cadeeyay Xoghayahooda Difaaca.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

1 COMMENT

  1. Ahlu sunna koonfur galbeedd:Waad la daahdeen hadalkaan hadana waxaa ka dhiman ficil ee si deg deg ah haloo arko talaabada xigta,hadii aad la daahdaan waxaa la idin marin doonaa wadadii ahlu sunna galgaduud.

Comments are closed.