Fiirso Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Qofka Itoobiya La Damacsan Tahay Inuu Noqdo Madaxweynaha Gobolada Dhexe

0
51

Amin_AmirSida aynu ka warheyno waxaa si buuxda siyaasada dalka somaliya gacanta ugu haya dalka itoobiya ayadoo hadba qofkii ay rabto iyo meeshey rabto u magacawdo sawirkan ayaa amiin waxaa uu ku muujinayaa qofka ay la damacsan yihiin in uu noqdo madaxweynaha maamul goboleedka gobolada dhexe kaasoo uu dhabarka soo saartey Gabre

amiin