Daawo:- Sheekh Said Cali oo Ka Hadli Doona Barnaamij Looga hadlaayo Manhajka sex-education-ka Caruurta Reer Ontario Canada Iskulaadka Loogu Dhigi Doono

0
58

sh sacidBarmaamijkan hoose waa barnaamij loogu magac darey “Ma ogtahay manhajka sex-education-ka” ee gobolka Ontario Kanada dhawaan caruurta loogu dhigi doono.

Waa barmamij wacyi galin ah isla markaana waalidiinta u soo bandhigaya arinka  kala gudboon.