Daawo Burburkii ay Geysteen Diyaaradaha Sacuudiga ee Garaacaya Dalka Yemen

0
51

yamanIsbaheysiga Sunida ee uu hogaaminaayo dalka Sacuudiga  ayaa habeenkii 11 waxaa ay duqeymo ka geysteen dalka Yemen halkaas oo uu ka dhacay burbur badan iyo dhimasho badan oo ay soo gaartey dadka shacabka ee halkaas ku dhaqan isbaheysiga ayaa waxaa ay kasoo horjeedaan isbadalka siyaasada ee beryahanba ka socotey dalka yemen.