Daawo Cudurka iyo Caafimaad darada Ay Leedahay Cabista Shiishada

0
248

shiishoWaxaa beryahan aad uGu soo badatey dhalinyarada iyo somaliyeed iyo qaar ka tirsan dadka waawey cabista shiishada oo aad moodo iney tahay ilbaxnimada laga dhaxley qurbaha.

Hadaba si ay uga faaiideystaan dadka caba shiishada waxaan nala daawadaan halista uu caafimaadkiina ku sugan yahay hadad moodeyso shiishada iney sigaarka ka fiican tahayne filinkan si fiican u daawada nafsadiinana u naxariista ee cudur iyo dhibaato ha u horseedina.