Dhegeyso:- Siyaasi Maxamuud sayid oo Si Cad Kaga Soo Horjeestey Baarlamanka Loogu Dhawaaqey Juba

0
24

Maxamuud-SayidMaxamuud Sayid oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka gedo ayaa sheegey in aan la aqbali karin waxa laga sameynayo magalada kismaanyo oo shaley baarlamaan loogu sameyeey maamulka juba.

Maxamuud Sayid ayaa sheegey in inta aan la sameyn baarlamaan loo baahan yahay in lagu wada heshiiyo in wax la wada sameysto maadaama aanba la wada hadlin waxna lagu wada heshiin sidee loo sameysan karaamaamul.

Maxamuud Sayid

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamuud Sayid mobil