Dhegeyso: Amisom oo Ka Warbixineysa Weerar Dhibaato Shaley Loogu Geystey oo Ka Dhacay Shabeelaha Hoose

0
20

amisomAfhayeenka Ciidamada AMISOM Col Njuguna oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Warbixiyay Weerar Shalay Ciidamada AMISOM ay ku soo qaadeen Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose.

Afhayeenka ayaa sheegay in Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo marayay meel u dhaw Degaanka Leego Al-shabaab ay jidka u galeen,halkaa oo uu dagaal ku dhexmaray.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

afhayeenka amisom

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

afhayeenka amisom mobil