Dhegeyso:- Mid ka Mid Ah Wasiirasada Maamulka Shariif Xasan oo u Calaacalaya Xukuumada Federalka

1
47

baydhabooWasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Shariif Xasan Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta magalada muqdisho ayaa ka warbixiyay Burburin Maamulka Gobolka Banaadir uu ku sameeyay Goob Maamulka Shariif Xasan uu ka Calaamadeeyay Degaanka Jaziira,taas oo aheyd Xadka ay wadaagayaan Gobolada Banaadir iyo Shabellaha Hoose.

Cabdi Xasan ayaa Tilmaamay in Maamulka Gobolka Banaadir uu wado Daan daansi Dagaal islamarkaana Dhulka uu burburiyay uu kamid yahay Degaanada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Cabdi xasan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdi xasan

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Cabdi xasan:calaancal waxba kuu reebi maayo,hurdada ka kacoo wax iska caabi,hadii lagaa waayo jawaab ku haboon jasiira,ogow afgooye waa xaafad ka tirsan caasimada somaaliya ee muqdisho.

Comments are closed.