Dhegeyso:-Gudoomiye ku-xigeenka Dhanka Maaliyada ee Maamulka Degmada Mahadaay oo Ka Warbixiyey Fatahada Webiga Shabeele

0
37

webiGudoomiyaha ku-xigeenka dhanka maaliyada ee maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe Max’ed Bashiir daqare oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Wabiga Shabelle mudo seddex maalmood ah Fatahaad uu ka wado deegaano ka tirsan degmada Mahadaay.

Wuxuu sheegay in dad badan guryahooda ay kaga barakaceen biyaha Fatahaada,qaarkoodna hada ay ku nool yihiin guryo La’aan.

Max’ed Bashiir daqare

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Max’ed Bashiir daqare