Daawo Tahriibayaan ku sugan Liibiya oo Ku Dhibaateysan

0
23

libiyaTelfishinka Aljazeera ayaa waxaa uu booqdey xerooyin ay ku jiraan tahriibayaan kasoo kicitimay dalalka africa, Tahriibayaashan ayaa intooda badan marar badan tijaabiyey iney soo raacaan doonyaha ka shaqeeya xeebaha u dhexeeya talyaaniga iyo liibiya.