War Cusub:-Mid ka mid ah Xaasaska Shariif Xasan oo wiil ay Eedo u Tahay U Magacowdey Taliyaha Waaxda Socdaalka Koonfur Galbeed.

8
27

cali maxamed cali ( Cali Dhuux )Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshey Warbaahinta Daafeet.com una soo tebiyey mid ka mid ah masuuliyiinta maamulka shariif xasan diideyna in magaciisa loo soo bandhigo saxaafada ayaa waxaa uu inoo sheegey in Cali maxamed Cali ( Cali Dhuxulow ) oo ey eedo u tahay mid ka mid ah xaasaska Shariif Xasan una magacowdey in uu maalmulka koonfur galbeed ka noqo taliyaha waaxda socdaalka.

Taliyaha cusub oo ay xaaska Shariif Xasan u magacowdey jegadan ayaa waxaa uu kasoo jeedaa beesha Murursade halka shaqsigan uu yahay ruux aan aqoon u laheyn xilka ay eedadiis u magacowdey.

Magacabistan ayaa waxaa ay imaneysaa ayadoo xaasaska Shariif Xasan ay haatan tartan ugu jiraan iney eheladooda u magacaabaan xilal kasoo jeeda Maamulka Shariif Xasan.

8 COMMENTS

  1. Waxay rabaan ha magacabaan wey ogyihiin in meshasi mamul ka jirin ee fowdada ayee fowdo ku si darayaan Jagada waxda socdalka kkkkkkkkkkkkkkkk intey lo soconaya ileen qofki Baydhaba ka bahaya baburkisa ayuu qadanaya dunida markad so adeysidna wa in Xamar Cadde aad timadaye.

  2. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Ururka baabi’inta Digilmirifle oo ay isku bahaysteen darood+hawiye+doqon wax magarato ku qaraabanaayo magaca DM wey fashilmi doonaan goor dhow.doqon waxaa su’aal iga ah adiga maka heli kursi siyaasadeed ceelbuur,galhareeri,cadaado,garowe,boosaaso,iwm?jawaabtu waa maya,sidey ugu yeesheen kursi koonfur galbeed?doqonta waxay soocataa xariga laba afleynaya,waxaa loo diraa xarigii lagu xiri lahaa,mataqaano dawga,doqoney dabka ba’a.waxaan shaki ku jirin in iyaga baabi’i doonaan sidii kuwii iyga ka horeeyey uu baaqi ku ahaan doono dhulkiisa Digilmirifle.xaaqinka wuu dhamaan dalka iyo dadkiisa wey joogaayaan abid.

  3. Cadaalad waxay kajirtaa 3gobol waxaa a daliil u ah in xilkan loo magacaabo cali taasina cadeyn u tahay inuu ka soojeedo deegaanka yahayna digil yaan laxad gudbin

  4. Diidi I madiinaba diinow hartagaa waxaaba sugaynaa in xamar qabiil islahaysiiy, “”””””” xuugmalahan ee wax ka jilicsan ayuu helay.

  5. Daafeet, Ishabaydhabo, Waajid, qowlaysato doonayaa inay waxay ayaga rabaan dadka u sheegaan, waa la idin ogaaday yaad beenta aad danaha idiin gaarka ah ku gaareysaan idinka dhegeysanayaa.
    Haddii qof hawiya ah meel loo magacaabo maxaa ku jaban sow maamulkan weyn degaan kuma laha. su’aashu waxaa weeye ummadda kale ma arkeysid dad dicaayad ku haya maamulkooda idinka websaydyada aan kor u xusay maalin aan maanta aheyn ayaad ka shalayi doontaan beenta aad hurgufeysaan.

  6. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Daafeed dalkii asalow,Isha baydhaba awooy caashow,weejidow wan mayaagey walaal walkiin waayi,waxay jawaab ka bixinaayaan su’aashaan;waa su’aal da’a weynoo dalka yaa iskaleh????majirto necayb ay u qabaan sarmaan IWM.ma aha qoowleysato ee waxay rabaan in ay soo saaraan WADANI cadkiisa soo dhacsan karo.

Comments are closed.