Daawo Ing Faysal Cali Waraabe oo Jawaab ka Bixiyey Hadal Dhawaan Kasoo Yeerey Prof Jawaari

0
24

faysal-cali-waraabeGudoomiyaha xisbiga Ucid ee somaliland Ing Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu jawaab siiyey gudoomiyaha baarlamaanka Orif maxamed Osman Jawaari oo maalin dhaweyd ka hadley in somalilad aan lagu geli karin baasboor.