Dhegeyso: Qaar Ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka oo Dhaliil Usoo Jeediyey Dowladaha Caalamka ee Ku Sugan Dalka Soomaaliya

1
35

barlamanka-cusubXildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlada federaalka ayaa ugu baaqey dowlada Mareykanka , Ururka Midowga Yurub iyo Ururka Midowga Africa iney ka labtaan qoraalkii ay ku taageerayeen baarlamaanka cusub ee maamulka Axmed Madoobe.

Xildhibaanadan ayaa kulankooda kaga hadley cadaalad daro in lagu soo xuley baarlamaanka maamulka Axmed Madobe waxaana lagama maar maan ah in dib loogu laabto dhismihiisa.

Xildhiabanad barlamaanka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhiabanad barlamaanka Mobil

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Xildhibaano:waxaa su’aal iga ah yaa soo xulay barlamaanka kismaayo?xasan sheik oo leh waan soo dhoweynaya,idinka ma joogtaan miyaa madaxtooyada?hadii aad tihiin xildhibaan dal iyo dad leh maad dadkiina ku tiraahdaan diida kana dagaalama ”nolosha maalin bey geerida dhaantaa”inta aad la hadleysaan UN,USA,AU,IGAD?ma u maleyneysaan in ay idin siinayaan ciidan idinka dhiyo dhukiina,ciidamada raas kanbooni ee hogaamiyo ahmed midoowe gacan saarka la leh alshabaab,hisbul islaam iyo alqaacida?

Comments are closed.