Daawo:-Jaaliyada banaadiriga ee Gobolka Manisota oo Si Cad kaga soo Horjeestey Isku darista Gobolka banaadir iyo Sh/Dhexe

0
31

banaadirShir jaraaid ay o shaley qabteen jaaliyada banaadiriga ee gobolka manisota ayaa waxaa ay si buuxda uga hadleen isku darista gobolka banaadir iyo shabeelaha dhexe waxeyna sheegeen in dastuurka qaranka ee ku meel gaarka uusan qabin  hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.