Dhegeyso:- Cabdi Qeybdiid oo Kala Direy Gudigii Farsamada ee Maamul u sameynta Gobolada Dhexe

2
20

cabdi-qeybdiidMadaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Cawaale Qeybdiid ayaa sheegey iney xaq u leeyihiin kala dirista gudiga farsamada ee maamul u sameynta gobolada dhexe.

Cabdi Qeybdiid ayaa sheegey iney saxiixayaasha barnaamijka gobolada sidaa darteedna aysan u dulqaadan doonin wax aan ku jirin danta guud ee gobolada mudug iyo galgaduud.

Cabdi Qeybdiid

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdi Qeybdiid mobil

2 COMMENTS

  1. Eelayda iyo Jareerta wax ha ka bartaan Xaaladaan, maxaa yeeley waxaa lagu qasbey in madax looga dhigo shakhsi aysan rabin.

    Shariif Sakiin iyo Axmed Madoowe qaabkii lagu keeney oo aan ognahay ineysan ahaynin Rabitaanka Shacabka Gobolladaas, waxaan filayaa in Xuquuqdooda ay u soo noqon doonto haddii la qasbi waayo Gobollada Dhexe, Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe,

    Somalidu horey ayey ugu maah maahdey ” Doqoni Caqli la’aan ayey ku seegtey Calafkeeda, laakin Nasiibkeeda haad ama Gor-gor waalan ayaa u soo tuuri kara” kkkkkk Cabdi Qeybdiid waa Gor Gorkaas.

Comments are closed.