Aqriso Go,aanadii kasoo Baxay Shirkii Garoowe

2
24

garoweShirkii magaalada Garowe uga socday madaxweynaha DFS iyo qaar ka tirsan madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa maanta lagu gaaray heshiis ka kooban dhowr qodob, kaddib shirar labadii maalin ee lasoo dhaafay uga soconayay xarunta Puntland ee Garoowe.

Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa saxaafadda u akhriyay heshiiska laga gaaray wada hadaladii ka socday Garowe.

Qodobada lagu heshiiyay ,isla markaana xalka laga gaaray ayaa kala ahaa

1. Fulinta iyo hirgalinta heshiisyadii horey loo galay.
2. Dastuurka iyo arimaha Federalismka.
3. Hiigsiga 2016.
4. Dhismaha dowladaha xubnaha ka noqonaya dowladda Federaalka ah.
5. Kawada shaqaynta Amniga.
6. Wadaaga Khayraadka
7. Baahinta maamulka gobolka iyo degmooyinka

Heshiis

Heshiis_2

2 COMMENTS

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Bayaankaan dulmi badan buu xanbaarsan yahay,qowmiyad xuquuq weyn buu siinayaa,qowmiyadna wuu tirtirey jiritaankooda iyo xuquuqdooda,bani aadamimo nabadgelyo,siyaasad,dhaqaale iyo bulsho”allah hanaga qabto shartooda”Amiin.

Comments are closed.