War Deg Deg Ah Magalada Baydhabo Kol Dhow Lagu Diley laba Ruux

1
22

breaking nWararka aynu  kol dhaweyd ka helney magalada baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan  in halkaasi caawa lagu dilay labo qof oo midi uu yahay shacab kan kalena uu yahay Askari.

Labadan qof ee goordhow lagu dilay Baydhaba ayaa la garaneyn cida ka danbeysa dilkooda.

Sidaan horey idinkugu sheegnay Amaanka Baydhaba Janaay ayaa faraha kabaxay Tan iyo intii Maamulka Seddaxda Gobol looga dhawaaqay Magaalada waxaa lagu dilay ilaa 10 qof oo kala ahaa Culumaa’udiin, Malaaqyo iyo Wariyeyaal.

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Baydhaba janaay:Allah ha u naxriisto muwaadhiniinta kaa geeriyootey,waxaa sidaan darxumada ah ku baday,doqonkii walaalkaa ahaa iyo doqonkii aad dhashey,docdey kaa jiraan bey dhaxani kaa dishaayo,ma diirsado walaalkeed,ma tirsado walaalkeed,intey dunida joogto,iska samir maalin uun waa lagaa dulqaadi dhibkaan ay kugu hayaan isbaheysata iyo doqomadaada,waad gaari facaada wadada kaaga tegey,ma fadhiyaan geesiyaashii aad dhashey,gabdho iyo wiilalba waxay halgan ugu jiraan in ay mar uun kuu soo celiyaan xuriyadaada”Aniga waxaa ii muuqda ifefaale wanaagsan oo ay leeyihiin Digilmirifle”

Comments are closed.