Dhegeyso:-Gaadiidleyda Ka Howl gasha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Mar Kale Ka Cabanaya Isbaarooleyda loo Xirey dareeska Dowlada

1
26

isbaroin ka badan boqolaal gaadiidley ah ooka howl gasha gobolka shabeelaha hoose ayaa maanta cabasho balaaran kasoo jeediyey dhibaatada ay kooxaha loo xirey dareyska dowlada ee isbaarooleyda ah ku hayaan gaadiidleyda.

Mid ka ah xubnaha ay gudiga gaadiidleyda ayaa sheegey in dadka dhibkaasi geysana uu yahay nin xiran dareyska dowlada marar badan oo ay kaga dacwoodeenxukuumaa iyo maamulka gobolka wax ay ka qabteen ineysan jirin ayuu sheegey.

gaadiidleyda shabeelaha hoose

Halkan hoose kaga dhegeyso mibilkada

gaadiidleyda shabeelaha hoose

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Waa su’aal da weynoo dalka yaa iska leh????????????????????????

Comments are closed.