Ogeysiis Ku Wajahan Dhamaan Waalidiinta Ku Nool Magalada Toronto

0
44

masjidMasjid Al Hikma waxaa uu ku war gelinayaa dhamaan waalidinta ku nool magalada toronto in ay qaban doonaan siminaar ku saabsan sida saxa ah ee ubadka loogu barbaaro kitaabka ale iyo sunada nabiga caleyhi salaatu wa salaaam, Siminaarkan ayaa waxaa uu socon doonaa 3 maalmood wax badan ayaad ka faaiideysan doontaan ee haka maqnaanina

masjid