Dhegeyso:-Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Dowlada Federalka oo Maanta Mooshin Ka Gudbiyey Maamulka Axmed Madoobe

1
109

xildhiiXildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlada federalka somaliyeed in ay mooshin ka gudbiyeen maamulka uu hogaaminaayo Axmed Madoobe.

Xildhibaanadaasi ayaa tiradooda lagu sheegey iney kor u dhaafeen 40 ayaa u gudbiyey gudoomiyaha baarlamaanka warqad ay ku wada saxiixan yihiin.

Xildhibaanadan ayaa dhamaantood sida ay la sheegayo waxaa ay kasoo jeedaan deegaanada jubba iyo gedo.

Xildhibaano mooshin ka keeney jubba

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaano mooshin ka keeney jubba mobil

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Motion:manoqon doonaa mid wax ka bedala qaldaadka ay ku jiraan xasan sheikh iyo gaas?mise wuxuu noqon doonaa mid ay dhulka ku jiidaan 60 xubnood ee u adeega garowe,60 xubnood ee u adeega dhuuniga,60 xubnood ee doqomada ah,oo wax saameyn ah ku yeelan waayo federalismka iyo dasiuurka loo adeegsadey qabiil lana diidey in loo adeegsado dhulka?????????????

Comments are closed.