Daawo:- Madaxweyne xasan Sheekh oo u halbalyeynaya Maamulka Axmed Madoobe

1
31

xasanShaley ayaa waxaa xaflad lagu balaaran oo loogu tala galay baarlamaanka maamulka Axmed madoobe ayaa waxaa lagu qabtey magalada kismaanyo kaasoo ay ka qeyb galeen wasiiro ka socda dowladaha Igad iyo madaxweynaha dowlada federalka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud bal aan isla daawo sida ay u dhacdey xafladaas iyo erayadii uu ka jeediyey madaxweyne Xasan Sheekh

1 COMMENT

  1. Dan iyo heelo kama lahan dadka dhulkoodii la qaatey oo maamul qasab ah lagu maamuli rabo ee wuxuu rabaa New Deal inuu qarash ka helo oo uu yiraahdo maamuladii wey dismeen oo keliya. Xisaantan waa inuu dhacaa xildhibaan kasta halka uu ka soo galey iyo halk uu dego dadkii deegaanka waa la afduubtey.

Comments are closed.