Sheeko Waalan Daawo Xilkii uu Dhawaan Magacaabey Shariif Xasan oo ay isku Heystaan Laba Nin oo labaduba Kasoo Jeeda Jufada Cayr Kuwii deeganka lahana ay Marqaati Ka Yihiin

2
45

shabelaha hoseWaxaa todobada bishan May wareegto kasoo baxday Maamulka Seddaxda Gobol ee uu Hogaamiyaha ka yahay u Shariif Xasan Sheekh Aadan lagu magacaabay Gudoomiye kuxigeenka dhanka Amniga Gobolka Shabeelaha Hoose.

Cali Nuur Maxamed oo ah nin aan u dhalan deegaan kala soo jeeda Jufada Ceyr ayaa loo magacaabay Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga Gobolka Shabeelaha Hoose waxaana arinkaa kasoo horjeestay Cumar Yare oo horey u sheegan jiray Gudoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka shabeelaha hoose  oo isna kasoo jeeda isla Jufada Ceyr.

2 COMMENTS

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Rag iyo rabi bey leedahay ,sheekadaan uma socon doonto hawiye,dadkeygow yeesha atkeysi,samir,allah tala saarta,maalin xuriyadda waad dhadhamin doontaan,idinkoo ku damaashaadi doono guusha aad ka gaartaan dagaalkaan gardarada ku dhisan caalamka wuu arkayaa !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  2. xoolo ay lee yihiin cayr ayaad aheydeen
    markaa ninkii idin lahaa ayaa soo noqday ee iska kiciya
    aniga ii doorta waan ku jano tagayaa hadaad ii magacowdaan jagadaas gobolkana waa ka soo jeedaa gaar ahaan meel afgooye u jirta 20km

Comments are closed.