Dhegayso..Cabdiraxmaan Shaam oo maamulka Shariif Sakiin ku eedeeyay inuu reer Galgaduud uu rabo inuu ku naas nuujiyo Shabeelaha hoose

6
44

shaamowCabdiraxmaan Sheekh Maxamed “CabdiraxmaanShaam” oo la hadlay Wadajirradio Atlanta ayaa waxa uu sheegay in waxa ka socda degmada Qoryoolay aanu ahayn wax inaba loo dulqaadan karo isla markaana loo baahan yahay in la iska dhiciyo kooxaha Duulaanka ee dharka Ciidamada Qalabka sida ceebaynaya Sidoo kale ayuu maamulka Shariif Sakiina ku eedeeyay inuu reer Galgaduud uu rabo inuu ku naas nuujiyo Shabeelaha hoos taasi oo sheegay inayan dhacayn in ruux u dhashay Shabeelaha hoose uu dunida dusheed saaran yahay.

Halkan ka dhegaysoCabdiraxmaan Shaam

6 COMMENTS

  1. Anigu waxaan dhihi lahaa sharwade sakin sheekh aadan iyo maamul kiisa halala dagaalamo reer new RRA halasameeyo

    • oo waxaan u maleyn jirey in aad la socoto oo aad raali kuligiina uGu noqoteen in uu ku naas nuujiyo mooryaanta ka soo hayaantay gobolada dhexe ee hadii aadan raali uGu aheyn waad aad u aqbasheen in uu madaxweyne idin noqdo tan kale nin galab sabdi ah yimid oo subax ahadna ah madaxweyne wey iska cadeed in uu yahay nin la wato ee aniga waalaalahey waxaan idin sheegayaa in wax kasto oo meesha ka dhaco in aad raali ku tihiin wayo waxaa la yiri nin la yaqaano yaa tahay lama yiraahdo ee adinka ayaa kuli ka masuul ah oo diidan in aad iska xoreysaan mooryaanta soo hayaantay in ay manta gurugiin iyo xolahiina oo hadane gabdhahiina ay wada xoogaan adinka ayaa raali oga ah ee haddii kale waa in aad wada midowdaan oo aad halmeel ka soo wada jesataan oo aad noqotaan isku tali iyo isku aragti ee waad arki doontaaan markaas haddii shariif sakiin iyo wax la mid ah ay idin soo hadgubi karaan oo adinka ayaa noqon kari dowlad goboled oo waxaad heysataan ilaa jubooyinka ee waa in aad isku tali noqotaan oo aad hal waqis yelataan haddii ilaah raali ka dhigo ee awey sheikh salax oo asigane wax miyaa loo laabay oo calooshiisa maas raacay sidii kuwii ka soo horeyeen oo kale anyway waa in mooryaanta iyo kuwa u adeego oo uu ka mid yahay sakiin waa in hilfohooda loo labaa idinka ilaaah ee aan halmeel ka soo jeeano guusha anaga ayaa iska leh qor Madina Mahammed

  2. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Samiyow:kacdoonka halala garab istaago hiil iyo hoo,ifefaale wanaagsan baa ii muuqda,shaki iguma jiro in ay barqo cad ay isaga huleeli doonaan gobolka shabeelaha hoose iyo guud ahaan koonfurta soomaaliya.

  3. HADII BELAHA DEGA SH.HOSE UGU HOREYAAN RER BIYAMAAL MAXAMED IYO INTA KALE EE DEGTA HADAY LA IMADAAN FIR FIRCOONI IYO GESINIMO IYO USRAAC SANAN QIMO ULEH GOBALKA WAX WALBO AD KADONAYSAAN WAXAD KU HELAYSAAN SI KALSOONI KU JIRTO FADHIGA HALAGA KOCO HADAL IYO KARTIBO HALAYSKU DARO DADKAAN GOBOLKA XOOGA KU HAYSTO WAXAD MODAA DADKII LAHAABA GOBALKA SABABTOO AH WEY IDINKA COD DHEREYEEN HORAA LOOYIRI QOFKAA WAR BADAN DHAXALKA ABAHAA BUU KULA WADAGAA MARKA IDINKOO KATALINTA IYO AYIHISABA LEH GOBOLKA MAXAA IDIIN DIDAY AFMISHARNIMO IYO FIRFIRCOONI HADA WELI WEYROON TAHAYOO WAXANOLOO MAGACABAY WAZIIRO IYO KU XIGEENO HADII AN TAN SOO SOCOTO LAGA DAGALAMIN WAXA IMANAYSO INTA LAWAYO WAZIRADI IYO KU XIGEENA DOODA LAGUWARE JIYO QOLYIHII AFKA DHERAA EE KU TAQASUSAY DILKA IYO TUUGO NIMADA IYO KUFSIGA BOBKA XOLAHA ISLAAMKA IN WAX LAGAWEYDIYO SH.HOSE HADALKA WAXAN KUSOO GABA GABEYNAA IN AN GACNAHA ISQABSANO DULIGAN IYO DULMIGA NASARAN HALGACAN ISKAGA MOOSNA ILAHAY BAA NALA GARAB GALAYO INSHAA ALAAH

  4. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Ku:madino maxamed,aad baan kugu maxad celinayaa sida geesinimada leh oo ad u soo bandhigeytey fikirkaaga wanaagan,general saalax haaji ibraahim waa halyey weli u taagan sidii umada loogu dul qaadi lahaa duliga iyo darxuma la badey shhacbiga gobolka shabeelaha hoose iyo guud ahaan koonfurta somaaliya keliy waxaan rabaa in aan ku xasuusiyo xalkudhigaan”in kastoo nin geesi ah ragu geed adeeg yahay hadaan garabka laga qaban guri oodimaayee”mhd.

Comments are closed.