Dhegayso…Mudane ma filayo inaad kala garan weyday Afgooye iyo Dhuusamareeb!

4
94

axwNin sheegtay inuu yahay Gudoomiye Ku Xigeenka dhinaca amniga Gobolka Shabeellaha Hoose laguna magacaabo Axmed Cumar Maxamed (Mudane) ayaa waxa uu maanta weerar Afka ah ku qaaday maamulka uu sheeganaayo inuu ka mid yahay ee KoonfurGalbeed.

Halkan ka dhegaysoAxmed Cumar

4 COMMENTS

  1. waa u gaartay oo waxaa gaarsiyaya dadkii degaanka ayaa ka wada seexdeen oo in ay mooryaan ku barantanto oo ay isku dagaalaan mamulka degaankeyna waxaa gaarsiyay regeyna oo wax ay yihiin ama wax lagu tilmaamo la heynin oo kuli wada noqday kuwa u shaqeeyo mooryaanta oo ay uGu shaqeynayaan degaankooda in lagu gumeysto oo lagu dhaco lagu dilo lagu kufsado ee ninkaan meesha ka qeylanaayo isagoo curyaan noqday oo hadan in uu ku soo noqdo bal hadii aaan isweydiino ayaa ka wakiil ah waxaaba taas ka daran in uu nin mooryaan ah uu yiraahdo lacagtii aan ka keeno berahaan shabeleda hoose Ayaan aniga degaankeyna Ayaan ku dhisaneynaa in uu yiraahdo maxay ku timid oo adigane aad gaajo uGu dhimato beertaadii in uu ninkale fasho oo hadane adiga kugu falo oo adigane aad tuugsato maxaa ku baday? taas waa su,aal tagan ee aan aragno goortii la gaaro in aad ka xanuunsataan haddii aad tihiin ragii shabelada hoose iyo kuwii jubbooyinkaba waa isku mid kaasne itoobio ayaa laga soo tarxiiley oo waxaas ka mid ahaa afdubayaasha maantana waxaa lagu magacabaa madaxweyne bal ka warama maxay ku dhacday awey raggii deganadaas wada lahaa oo maxaa dhiiga ka wada qaaday oo ay adeege uGu noqdeen? taasne waa midkale oo tagan ee ilaah ha idin gargaaro oo dadnimo xumada idin heyso iyo jiifka aad jiistaan in aad ka kacdaan ilaah ha idin bado!!!!!!!

  2. walee waa cajiib in qarnigan umad lagu gumeysto beerahoodaiyo dhulkooda..mala la yahay umad ka danqada xumaanta soo laalaabatey ee ka socota gobolka sh-hoose..reer k/galbeed waxaan u rajeynayaa Guul iyo in uu ku dulqaado dulmiga lagu hayo shacabkaas oo aan waxba galabsan..wbtfq

  3. Xaa sheegey San raxanwen xabada mataqato lakin haday barehee dheh qoryooley unuka katalino viva hawiye

Comments are closed.