Dhegayso…Kacdoon aan loo kala harin oo ka bilowday Shabeelaha hoose

4
23

Sh/HKacdoon aan loo kala harin ayaa waxa uu ka bilowday guud ahaan gobolka Shabeelaha hoose degmooyinkiisa kala gedisan ka dib kolkii maleeshiyaadka beesha  Hawiye looga caal waayay inay Dowladnimada qaataan.

Kacdoon ka bilowday G/SH/Hoose

4 COMMENTS

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Hala garab istaago kacdoonka gobolka shabeelaha hoose,ee xaq u dirirka,xuriyad doonka,gumeysi diidka”waari meysaan war ha idinka haro”guul kacdoonka.

  2. dad hurdada katoosey ilaaha ka dhigo
    caalam oo dhan ayaa garab istaagayaa inta dulmiga diidan oo dhan baa garab istaagi doonta,xaaqa ayaa garab istaagayaa laakin waa in ayaga marka hore noqdan kuwo u istaaga in ay wax iska dhicyaan

Comments are closed.