Daawo Zakariye oo Wareysi Siiyey Idaacada BBCda

0
52

zakariyeZakariye oo ka mid ahaa hogaamiye sare ee ururka Al Shabaab ayaa waxa uu waraysi uu siiyay laanta warbaahinta ee BBC-da isaga oo ku sugan xarunta uu kaga sugan yahay magaalada muqdisho, sheegya in al shabaab ay ka weecatay wadadii loo aas aasy.

Zakariye Axmed ayaa Al Shabaab ugu baaqay in ay joojiso dilalka iyo qarxinta ay u gaystaan shacabka aan waxba galabsan.