Daawo Sawir Uu Amiin Camir Ka Sameeyey Howsha Dhuxul Dhoofinta uu Axmed Madoobe Wado

2
51

aminAmiin Camir oo si weyn ula socda siyaasada guud ee dalka somaliya ayaa waxaa uu sawir ka sameeyey qaabka uu Axmed Madoobe u u wato howlaha dhuxul dhoofinta taasoo maanta gaarsiisey in imaaraadka ay ugu yaboohaan hub tiro badan.

jubbaland copy

2 COMMENTS

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Waxaan u arkaa taageeradaan oo aan loo meel dayin oo ay ka shaqeeyeen lixda dowladood khaliijka arabta waa:dagaalkii u dhexeeyey sunni iyo shiica,loolanka dhul balaarsi alqa’ida iyo islamic state oo loo soo xawilay somaaliya”walaxaa jiri doonee wiishkaley ha yeero”mid la mid ahna waxaa lagu dejiyey berbera.nin abeeso koriyow adiga u caaya ahdi male,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,mhd.

Comments are closed.