Xog:- Odayaasha Digil ee Ku Sugan Magalada Baydhaba oo Ka Qeyb Qaadanaya Beecinta Gobolka Shabeelaha Hoose

13
46

shabelaha hooseXogtii ugu damebeysey oo ay Daafeet Media ka heshey magalada baydhaba ayaa sheegaya in tirada iyo qeybsiga Xildhibaanada Maamulka Shariif Xasan laga gaaray heshiis horudhac ah.

Tirada Xildhibaanada maamulka shariif xasan ayaa lagu heshiiyay inay noqoto 95 Xildhibaan, 59 waxaa la siiyay Gobolada Baay iyo Bakool halka Reer Shabeelaha Hoose oo isku duubana la siiyay 36 Xildhibaan.

36 Xildhibaan ee la siiyay Gobolka Shabeelaha Hoose, 10 kamid ah waxaa qeybin doona Shariif Xasan oo uu kala siin doono Beelaha Hawiye, Jareer iyo Asharaaf Banaadiri.

Shariif Xasan ayaa Sideed kamid ah Tobanka Xildhibaan u kala qeybin doona Beelaha Habargidir, Abgaal, Murusade iyo Xawaadle.

Beesha Habargidir: Labo Xildhibaan!!
Beesha Abgaal: Labo Xildhibaan!!
Beesha Murusade: Labo Xildhibaan!!
Beesha Xawaadle: Labo Xildhibaan!!
Beelweynta Jareer: Hal Xildhibaan!
Beesha Asharaaf Banaadiri: Hal Xildhibaan!

Dhanka kale waxaa arinkan si weyn uga soo horjeeda Odayaasha Beelweynta Biyamaal oo u arka qorshaha Shariif Xasan mid halis hor leh ku ah dadka u dhashay Gobolka Shabeelaha Hoose, halka Odayaasha Beelaha Digil aan weli Codkooda soo dhaafin Ashuun ku Adin.

13 COMMENTS

  1. Abgaal Iyo habargidir xageybey kadegaan kgalbeed. Banaabax deg deg ah hala qabto oo looga soo horjeedo odeyaasha Iyo shariif xassan

  2. awalan, waxaaba edebdaro ah in mudulood lakala qaadqaado, sababto ah abgaal iyo hg ma sina e waxaa siman mudulod iyo hg,
    hadaanse u soo laabto xaguu ka degaa Abgaal, waxa uu degaa laga soo bilaabo deexda jaziira ilaa turdho, hadaad dacwo ka qabtana cirka soo taabo saa wax ka qadi meyside, e adigu intee degtaa yaadse u doodeysaa ileyn afkaas logama hadlo goboladase.

  3. Binanbax faido uu leeyahay milahan in shacabki dhibaato Ku garto moyeee EE qofki kimqunaayo dhibka shacabki waxan haynaa talo an isleenahay walagu bad badin Kara sharafti shacabki halowada kaco qofkii Rabo in umadosa u xiliyo hanagala so xariiro teel 004571829253 ama tel 004527838923 wad mahadaintihiin

  4. ANIGA WAXAAN DHIHI KARAA WAXAAN OO DHAN IYO BEENTAAN LADHOODHOOBAAYO WAXAA MEELSAARIKARO DHALINYARAD WAA INEY IYAGA SHIRAAN GOÁAN DEGDEG AHNA KASOO SAARAAN HADII LADIIDO WAA INEY DUURGAL NOQDAAN ILAGAARAAYAAN GOBANIMADOODA SHARIIF SAKIIN IYO XERTA UU WATANA DUULAAN KU EKEEYAAN WAA HADII TALO AYRABAAN ODAYAASHOODANA DIGNIIN AY SIYAAN HADEEY QAADAN WAAYAAN IYAGANA AY LAAYAAN GOBOLKA DHALINTA AYAA HOGAAMIN KARTA IYAGA AYAA LOOGA BAAHANYAHAY MAAHAN INEY BEERJILEECAAN CADKOODANA DHACSAN WAAYAAN AY SIDAA SHIB ISAGA YIRAAHDAAN

  5. gabar cusmaan dalandool walashey jasiir ila turdho inta degmo u dhaxeyso mantaqaan mise afka ayaa ka sheegatay hadii aad wax ka degto jubooyinka xildhibano ayaa ka heli lahyed hal xildhibaan oo abgaal ah kuma jiro runta waxa idin sheegay axmed madoobe shariif sakiina runta marbuu idin sheegi doona

  6. Mida labaxdey gabar cismaan marka hore Haweyo waa nijaaso oo daahir macaha Sababtoo ah nijaasado waa in la Iska daahereyo weeye. Haweye Muslim macaha somali macaha waa boon soomaaliyeed. Dhibka soomaaliya waxa ku haayo waa haweye waxey dhib ku hayaan muslamiinta nasabka ah ee somalida. Mark xigto aniga majecle in aan nijaas lahadlo ole em daahir macaha. Adoonka meelkastoo aat tigtid waxa toogsaneyo waa haweye tusasle hadee aat tigtid talayaaniga naagihee abgaal waa booyeeso. Haweye nasab soomaali macaha.

    • Midkan la baxayaw sirdonka nijaas adaa ah
      kuna dhalay ooaan daahir ahayn sidii doofaarkii haram ah,
      nasab xumo iyo jaajina adigaa ah oon kugu haayey dhulkeyga adoo soo dagaagey oo qaawan kuna dhahay ka jaajiyeyso badeyda oo qubadaas iyo mulumulugaas cun inaad i caasisaa kula yaabi maayo saa waa jaaji maqaankeede anigaba ma jecli in aan doofaarada haramka ah la hadlo ee afkaada jaajiyeed edeb u yeel ooha ku taagin umad aadan weligaa gaari karin.

  7. ARINTAAN IN BADAN AYAAN KA HADALNEY DHIIG BADANA UDAADINEY, MIDAAN DIIDANEYN WAAD ARAGTAAN NIJAASKAAN SHARIIF WALAH RAXANWEYN DHALAD AH MAAHIN WAXBAA QALDANE EE SOO OGAADA REER K/GALBEED, MIDA KALE WAXAAN BAAQ UDIRAYAA AW DIGIL, WACDAAN IYO REER BANAADIRI INEY MUDAAHARAADAAN CODKOODA CAALAMKA GAARSIIYAAN SHIRKANA UGA BAXAAN SHARIIF XASAN, WAXAA NAGU BALAN AH IN HGIDIR NABAD JOOGIN DHIIGOODUNA DAADINO ILAA AY GOBOLKA ISAGA BAXAAN, WEY INOO SOCOTEY CIYAARTAAS HADANA WEY SOCOTAAA WEYNA SII SOCON DOONTAA HADAAN NAHAY BEESHA BIMAAL WAA BALAN ALLAAH AAN KU MARNEY IN HGIDIR GOBOLKAAN SHAQSI KAGA HARIN, WAXAAN WARKEYGA KUSOO GABO GABEENAYAA HURDADA KA TOOSA MIDAAN WAA SHIRQOOL WELIGIINANA GUMEYSI KAMA BIXI DOONTAAN WAXA AAN LA HADLAAYO WAA REER GOBOLKA SH/HOOSE KACA OO BANAAN BAXA

  8. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    War waa dhamaadey wax ha leyska celiyo,intaas waxaa ii wehliya”dhow,dhiib,dheh”

  9. hadaa nahne besha absame waa inaa helnaa xubnaha an kulenahay gobolka bakol iyo dagmada beydhabo sharif sakin waa qayanole raba inu qayamo umada rer k/g taasna lagama yelayo walee shabelada hose inta badan hawiya leh jazira kaso bilaw ilaa tuulada turdho hawiya dagan marka waa iney helaan xaqoda

  10. ilmahu hadeey edeblaheen waalidkoodey ku afcelshaan waxaan uwadaa hadalka gabar cismaan webkaan iyo dadka iska leh waacad yahay warkooda ee adiga maxaa kusoo dhexgelshay hadiise aa hiwiye tahay kuwa hawiyaha maad aqrisatid kuwaas ayaad kahelaa wararka adiga ku anfacaayo ee wiliba kugu socanaayo

Comments are closed.