Fiirso Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh

1
40

aminMadaxweynaha dowlada federalka somaliya ayaa beryahan waxaa uu safar ku tegey dalka Neyjeeriya iyo Sudan halkaas oo uu uga qeyb galey caleemasaarka saarka labada madaxweyne, Halka uusan weli booqan qaxootigii somaliyeed ee kasoo cararey dagaalada Yeman ee ku xayiran yihiin xaabaha Hargeysa iyo Puntland.

june_1_2015 copy

1 COMMENT

Comments are closed.