Dhiibo Codkaada Yaa Ka Masuul Ah Qaladka iyo Isdaba marinta Ka Socota Koonfur Galbeed

15
33

voteWaxaa  marag ma doontoo ah in Shariif Xasan tan iyo maalintuu qabsadey maamulka uu asaga masuulka ka yahay in uu gobolka shabeelaha hoose iyo gobolka bakoolba ay kusoo ururreen dad aan deegaanka u dhalan isla markaana uu ku darey maamulkiisa, Ayadoo aysan jirin wax ka dhiidhiyey aritaas ilaa iyo hada ha noqoto shacabka koonfur galbeed ama odey dhaqameedyada koonfur galbeedba.

Dhulka iyo shacabka koonfur galbeedba waxaa moodaa in uu yahay meel qof keligii maamusho siduu doonana ka yeelo ayadoo aysan jirin qof ka hor imaan kara, Marka suaasha la is weydiinaya waxaa ay tahay ma Shariif Xasan Ayaa qaldan mise shacabka koonfur galbeed ayaa qaldan ka dhiibo codkaada iyo weliba hadii aad dooneyso ku darso waxa ay kula tahay.

 

[poll id=”9″]

 

 

15 COMMENTS

  1. Waxaa masuul ka ah qalad iyo is daba marinta shacabka iskuma tashtayaasha ……….. Hurdada haka kaceen

  2. waa Marag ma Doonto inuu Shariif sakiin yahay Dalaal, Dadka Sakiin Mooday inuu yahay nin Mustaqbalka DM wax ugu maqan riyo ayay kujiraan ee waxaan leeyahay intay goori goortahay aan iska qabano Dalaalka wayn ee Sakiin hadii kale daadka ayaa qaadi Doono reer Digil iyo Mirifle

  3. waxaa kaloo meesha ka marnayn oday dhaqameedyadaoo ayagana laaluush qaatayaal ah oo aan wax aqoon lahayn badan koot aan qadiyat lahayn waxaan ayaguna ku dhaliilaynaa keenistii Sakiin iyo Daciifnimadii ay kudoorteen.

  4. Asc dhaman shacabka rer konfur galbed hadan firadayda kadhibto waxa ka masuula sharif iyo wixi hos yimado sidda dawlada nuqdisho kadhisan iyo dadjan kale o dhul bobka wada waxa kalo jira inti dacada ahaydna haday shilimad lasiyo intas ayey ku ekanayaan wan yabanahee yaa u maqan rer kunfur galbeed? Mahadsanid

  5. walalyel tas waa ika cad hay qofkii kadanbeey maxaa yeeelay bakol waxaa lisiyay daroot hadii ligsiye /2/wziir oo xatga u dekineen hal dikmo aya waxaa lisiyey /2/ waziiri/ shabeelada hooose waxaa lisiyey hawiye nareet waxaa ligisiyey /5/ waziir walaayel ilafiiriy shabeelada hoosse wa/8/ dakmawaay haldagmo komadakneyn hawiye naareet tas maxaa koweydiineysaa dafedow shariif sheydhan dholkii digli iyo mirifl wakaday oon kakaday/ hawiye nareet/iyo/lama gootle shariif shedhaan digil iyo miriflaw haliska qobto nabdey

  6. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Khaldaadka,is marin habaabinta,gumeysi doon,dulmiga ku dhisan dal iyo dad iibsiga ka jira koonfur galbeet waxaa masuul ka ah Odey dhaqameet sida ay nabareyso taariikhdooda laga soo bilaabo 1943 dii halgankii SYL ilaa maanta oo ay tirtirayaan xaqa lahaanshaha dhuleed ee Digilmirifle.waxaana sabab u ah:1-Aqoon la’aanta malaaq,suldaan,ugaas,wabar,garaat iwm.2-iyagoo u haysta dalka iyo dadka hanti ay iyagu leeyihiin.3-kuma hayno taariikhda suldaan,malaaq,ugaas,wabar,la dagaalamey gumeystayaashii ku duulay bariga dhexe iyo yurob,marka laga reebo dhalin yaradii Biimaal ee iskooda isu abaabuley ee la dagaalamey gumeysigii Talyaaniga u fiirsada maanta”dhalinyarada waxaa hortaagan ee u diidan in cadowga ka kacshaan dalkooda waa iyaga,dhalinyarada ku jirta gacanta cadowga iyaga loo soo marey.halgankii hore ee SYL iyga ayaa marin habaabiyey,degenaan la’aanta siyaasadeed ee ka jirta geeska afrika iyagaa masuul ka ah,waa gudin(minsaar)ay gumeysigu ku laayo hal doorka dhalinyarada.

  7. Dhibka ugu weey oo heeysta gobolka shabeelaha hoose waa shariif sakiin oo mooriyaanti. 20 kasano xooga kuheestay hadana mar labaad kusoo hogaaminaya laakiin arintaas waxaa kahortagi karo oo kadhicin karo shariif sakii waa odi dhaqa meedka koon fur gal bred waa hadeey Isku arakti kayihiin gaar ahaan kuwa shabeelaha hoose hadii an lakala gadan

  8. Markaan aqristey dastuurka ay leedahay koonfur galbeed waxaa adooda gacanta ugu jirtaa odey dhaqameedka ileen waqtigaan baarlamaan ma dhisna, dadkaan hawiye halkaan usoo shaqo tagey a waxey daba socdaan shariif sakiin arintaana waxaa wax ka qaban kara odoyAsha dhaqanka, shariifna howsha uu gacanta la galey waa mid uu ishooda ka arkey

  9. aniga waxaa ila qaloocan waa shacabka sababtoo ah cidii utimaadaba waa umar xabeenayaan meeshi laga rabay iney dhiigyacab lagabaqo noqdaan,waxaan idiinkula dardaarmi lahaa inaad dhiig bixisaan oo aad noqotaan dad birta cuna hub hadii aad ubaahantihiin dowladaha deriska ayaa diyaar idiinla ah lacagna qurbo joogta iyo heydaha ama ingo yada,dadka meesha kusoo qoraayo dhul hebel ama gobol hebel waa laqaatay waxaas waabeen iyo kutiri kuteen dhul baadiya ah cidkaa qaadan karta malahan,dadkaanoow wax istara oo wadooyinka xirta meel la idiin soomaro hala waayo

  10. Fooshii Shariif Xasan ee Sh/Hoose waa tan bal iyada & Fooshii Hawiye Villa Culusow maxay ku kala duwanyihiin:

    1. Maxamuud Daahir Faarax “Qooley” (HabarGidir, Hawiye) oo uu u Magacaabey Isuduwaha Wasaarada Maaliyadda ee Sh/hoose.
    2. Maxamed Abuukar Jacfar(Murusade/Hawiye) Taliyaha Nabadsugida Sh/hoose.
    3. Cumar Maxamuud Muuse(Abgaal/Hawiye) Qasnajiga Dowladaha Hoose ee Degmada Afgooye, ninkaan waxaana lagu wadaa Xoghayaha Dowlada Hoose ee Degmada Afgooye.
    4. Xasan Maxamuud Xawaad (Xawaadle/Hawiye) waa Maamulaha Wasaaradda Maaliyadda ee Degmada Afgooye.
    5. Maxamed Cabdi Deeq (Abgaal/Hawiye), Qasnajiga Wasaaradda Maaliyadda ee Degmada Afgooye.
    6. Maslax Cali Xuseen (Ceyr, HG, Hawiye) Agaasimaha Madaxtooyada KGS-3 ee Magaalada Afgooye.
    7. Ciise Xuseen Jeyte (Murusade/Hawiye) Agaasime kuxigeenka Madaxtooyadda Afgooye.
    8. Cali Nuurre Maxamed (Ceyr, HG, Hawiye) Guddoomiye kuxigeenka Amniga ee Gobalka Sh/Hoose, waana shaqsiga kaliya oo heer Gobal ah oo uu Magacaabo Shariif Xasan.
    9. Maxamed Axmed Xasan (Murusade/Hawiye) isuduwaha Wasaaradda Gaadiidka & Garoomada ee Sh/hoose, Jacfarka Nabadsugida Abtigiis ayaa dhaley…

    Su’aashu waxay tahay waxaan yaa kala taliyey Shariif Xasan?
    waxaa kala taliyey Sedexda Lataliye ee u qaabilsan Sh/Hoose oo kala ah:
    1. Mudane Maxamed C/laahi Mursal Wasiirka Madaxtooyada Asharaaf, Mirifle.
    2. Taliye Maxamed Abuukar Jacfar Taliyaha Nabadsugida Gobalka Sh/hoose, Murusade, Hawiye.
    3. Guddoomiye Cali Nuurre Maxamed Guddoomiye kuxigeenka Nabadgelyada Gobalka, ahna Guddoomiyaha Dhabta ah ee uu Shariif Xasan lashaqeeyo, waana Ceyr Habargidir, Hawiye marka waxa lasugaayo maxay tahay aan dagaal ka ahayn

  11. dibka iyo musuqa waxa masuul ka ah waalayaqaanaa waa shariif sakiin odiyada iyo shacabka midna dambi kumalahaa All in All dhibtu waa sakiin awulna majirin cid dooratey hadii runta lasheego wuxu kuyimaadey qaab xaaraannimo ah xaaraanna xalaal ma nuquto isku soowada duubo shirqoolka umada k g somaliya waa shariif sakiin

  12. Shariif xassan wuxuu u shaqeeyaa Sirdoonka ethopia Iyo Sirdoonka engariiska eyaga ayaa meesha ku haayo siiba Sirdoonka ethopia ee jooga magaalada baydhabo eyaga ayaa aat u wardeyeeyo hadii kale kul hore ay shariif xassan ka bad baadi laheyn Raxweyn. Runta hadii loo hadla shariif xassan raxweynta majio lakiin wuxuu magalada baydhabo ku jooga waa taangi ethopia isku soo wada doob somaali oo dhan ayaa laheestaa waxaana hesata waa ethopia Iyo Kenya marka shariif xassana wuxuu lamidyahay SIDa xassan sheik ahmed madoowe abdiweli galas iyo siilaanyo!!! Marka dhamaantooda waxey u shaqeeyaan Sirdoonka etoopia Iyo Kenya.

  13. Shariif xassanow ma ilowdeen waxey salbalaar ay ku sameysey baydhabo wale doqon waa la Arki jerey lakiin Raxweyn oo kale majiro. Raxweyn Hadey gacanteed isku dishey

Comments are closed.